Laftagareen oo tababar u xiray ciidamo ka tirsan daraawiishta K/Galbeed (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed oo muddo Tababar ku qaadanayey Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Bay. Ciidamadan oo gaarayey boqolaal askari ayaa muddo dhowr bilood ah waxaa tababar siinayey saraakiil ka tirsan ciidanka Itoobiya ee ka tirsan ATMIS. Madaxweyne Laftagareen … Continue reading Laftagareen oo tababar u xiray ciidamo ka tirsan daraawiishta K/Galbeed (Sawirro)